Joe Biden oo tagay Xadka Ukraine ammaana u jeediyay ciidamada Mareykanka (Sawirro)

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa booqasho aan horey loo sii shaacin ku tagay xero ciidamada cirka ee Mareykanka ku leeyihiin xadka ay wadaagaan Wadamada Poland iyo UkraineĀ  . Joi Biden ayaa ku ammaanay dowladda Poland sida ay u caasiwasay dadka kasoo qaxay colaada dalka Ukraine ka taagan,waxa uu sidoo kale boggaadiyay shaqaalaha bini’aadanimo ee … Continue reading Joe Biden oo tagay Xadka Ukraine ammaana u jeediyay ciidamada Mareykanka (Sawirro)